Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hir-shabeelle Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji ayaa Magacaabay Guddiga Doorashada Maadxweynaah iyo  Madaxweyne ku xigeenka.
Warqad uu soo saaray ayuu Guddoomiyuhu waxaa uu ku magacaabay Guddi ka kooban 9 xubnood oo qaban Qaabin doona doorashada madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka.
Hoos ka aqriso warqadda