War Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga Arimaha Dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac looga muujiyay Go’aanka ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadatay Khilaafka u dhaxeeya Wadamada Khaliijka.
Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha dibadda ee Golaha shacabka C/qaadir Cosoble Cali ayaa Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay warqad ku saabsan khilaafka dalalka Khaliijka iyo aragtida ay ka qabaan Gudiga Go’aanka dowladda.
Hoos Ka Akhriso Warqada loo gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya.