Kulankii Maanta Ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay Gudiyadda Doorashadda,Xuduudaha iyo Federaalka.
Haddaba Gudiyadasi waa Sida soo socota.
Xubnaha Guddiga adeegga Garsoorka
1-Dr Axmed Cali Daahir Xeer-ilaaliyaha Qaranka, 2-Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf, Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee dalka, 3-Abuukaate Maryan Xaaji Cilmi Ibraahim, ururka Garyaqaannada Soomaaliyeed, 4-Shariif Sheekh Unnaa Mayee, Bulshada Rayidka  5-Abuukaate Prof†Ciise Axmed Warsame, ururka garyaqaannada Soomaaliyeed iyo 6-Sheekh Cismaan Ibraahim Axmed Bulshadda Rayidka.
Xubnaha Gudigga Doorashooyinka
1-Saciid Xaashi Warsame 2- Maxamed Xasan Taani 3-Xuseen Cabdi Aadan 4-Saciid Cali Sheekh Maxamed 5-Maxamed Axmed Nuur 6-Caraxmaan Cusmaan Dirir 7-Maxamed Daahir Maxamuud 8-Xaliimo Ismaaciil Cali 9-Khadiijo Cosoble Cali.
Xubnaha Guddigga Xuduudaha
1-Muuse Garad Cabdullaahi 2-Liibaan Cali Sahal 3- Maxamed Muxuddiin Sheekh Mursal 4-Dr Cabullaahi Gacal Cabdi 5-Abuukar Sheekh Cabdi Ibraahim 6-Saciido Xasan Cusmaan 7-Xuseen Xaashi Xasan 8-Cabdi Khaaliq Cabdullaahi Xamsa 9-Khaliif C/kariim Maxamed.