Golaha Wasiirrada Soomaaliya ee Siihayayaasha ah ayaa meel mariyay Xunbaha guddiga madaxa bannaan ee la-dagallanka Musu-maasuqa.
Waxaa ay maanta meel mariyeen Golaha Wasiirrada Soomaaliya ee Siihayayaasha ah  9-ka xubnood oo noqon doono Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagallanka Musu-maasuqa ee wasaaradda caddaaladdu u soo gudbisay Golaha Wasiirrada.
Guddiga madaxa bannaan ee la dagaalanka musuq-maasuqu waxay laf-dhabar u yihiin howlaha baarista musuq-maasuqa.
Macagyada Xubaha la anxisiyaya ayaa kala ah:
1:- Maxamed Cabdikariim Ibraahim
2:- Avv. Cabdiweli Axmed Cumar
3:- Dr. Xasan Khaliif Xasan
4:- Avv. Maxamed Xuseen Xaamud
5:- Avv. Saciido Maxamed Xaashi
6:-Â Amiin Axmed Sh. Cabdiraxmaan
7:- Cabdullaahi Sh. Abuukar
8:- Khadar Axmed Diiriye
9:- Saamiya Siciid Xuseen.