Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed Garyaqaanka Guud ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in uu ayidayo Xukunkii ay horay u ridday Maxkamada Sare ee ahaa in dib doorashadooda loogu celiyo 8 ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya kuwaas oo khilaaf uu ka taagnaa.
War Qoraal ah oo uu soo saaray ayaa ku sheegay in uu Go’aanka Maxkamadda Sare oo uu ku raacsan yahay.