Madaxweynaha DFS Maxaéd C/laahi Farmaajo ayaa bartiisa twitter -ka ku foray in ra´sal wsaare Kheyre looga baahanyahay xukuumad tayo leh.
“Waxaan u mahadcelinayaa xubnaha G/ Shacabka oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay RW Xasan C. Khayre. Xukuumad tayo leh ayaa looga fadhiyaa” ayu ku kiri bartiisa madaxweynaha
RW Kheyre aya manata marchi uu jeedinayey khudbadiisa kalsooni weydiisashada waxuu sheegay in uu soo dhisi doono xukuumad tayo leh .
hadalka madaxweynaha aya imanayaa xili ay shacaka Soomaaliyeed dhegaha u taagayaan nuuca ay noqon doonto xukuumadda Kheyre