Warar dheerad ah ayaa ka soobaxaya Dableey Hubeysan gudoomiye waaxeed ka tirsan degmada hiliwa ee goblka banaadir ku dilay halkaasi.
Gudoomiyaha la dilay ayaa lagu soo waramaya in lagu magaacaabo Nasra cali geesood waxaana dad goobjoogayaal ah aynoo sheegeen in koox ku hubeesan bastoolado ayku dilen dagmada hiliwa
Haweyneydaan ayaa lasheegay in ay ifka kaga tagtay lix caruur ah Dilka kadibna ay Goobta iskga baxsadeen dableydii dilka geysatay.
Ciidamada Dowlada ayaa durbadiiba gaaray halka uu dilku ka dhacay iaygoona baaritaano ka bilaabay halkaasi.
Majirto cid sheegatay masuuliyada dilkaaasi balse waxa masuuliyada dilalka noocan oo kale ah.