Nin la sheegay in Madaxa looga jiray ayaa waxaa ayaa abambo waxa ay kula qaarxday xaafada Aargada ee degamda Wadajir Gobolkaan Banaadir.
Wariyaheena Maxamed cbdiraxmaan maalin,ayaa sheegay in Bamka uu watay Ninkaas,islamarkaana ay ku qaarxday taas oo keentay in uu geeriyoodo.
Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas uu ku daray in qaraxas uusan ka dhalan khasaro kale marka laga reebo Ninka Miirka looga jiray ee qaraxa watay.
Ninka Miirka looga jiray ayaa waxaa dadka deegaanka ay waxa ay sheegen in maanta dhan Bamkaas uu ku ciyaarayay islamarkaana ugu dambeen ay ku qaraxday.