(Dhageyso):- Saraakiisha ciidamada dowlada ee gobolka Hiiraan oo guulo ka sheegtay howlgalo ay ka sameeyen gobolkaasi.

Hiiraan(Radio Dalsan):- Taliyaha guutada 12-aad ciidamda dowlada ee ku sugan gobolka Hiiraan Maxamed Axmed Taraeedisho ayaa sheegay in ay bilaabeen howlgalo ay kula wareegayaan deegaano dhow ah oo hada ay gacanta ku hayaan Al-shabaab

Taliyaha ayaa guulo ka sheegatay howlgaladii ugu danbeeyay ee ka sameeyeen gobolka Hiiraan

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Taliyaha

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media