{Dhageyso]:- R/Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo kormeeray ciidamada sugaya amniga xarunta doorashada madaxweynaha.

Maxamed Cumar Carte oo ahaa  R/Wasaare ku xigeenkii xukuumadii waqtigeedu dhamaaday ee Cumar C/rashiid Cali Sharma”arke ayaa maanata kormeeray ciidamada sugaya amaanka goobta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Waxa uu kula dardarmay ciidanka in ay aad u ilaliyaan amaanka si looga baaqsado qalalasye ku yimaada doorashada madaxweynha oo biri la qorsheynayo in ay ka dhacdo xarunta ciidanka Cirka ee Efesyooni.

Maxamed Cumar Carte waxa uu cadeyay in looga bahanyhay in dhinaca amniga magaalada inta ay socoto doorashada madaxweynaha ay ka wada shaqeeyaan ciidanka u xilsaaran Nabadgelyada magalada Muqdisho iyo dadaka Shacabka ah.

Halkaan Ka Dhageyso.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media