Cabduqaadir Cismaan Faarxa Dr. yare o ka mid ahaa shaqaalaha wasaaradda waxbarshada ayaa goor dhow u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax loogu xiray gaariisa oo saakay ka dhacay meel ku dhow isbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Degmada Xamar JajabΓΒ Axmed Cismaan Dhoore, ayaa Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u xaqiijiyay geerida marxuumka.
Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa tagay ciidamo ka tirsan dowladda, oo baaritaanno ka sameeyey meesha ay wax ka dhaceen.