Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xil u Magacaawday Wiil uu dhalay Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waxaa
Maxamed C/raxmaan Cumar Cismaan loogu magacaabay inuu noqodo Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee New York.
Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.