Hadal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalkasi ayaa lagu sheegay in Nidaamka Gantaalladda casriga ee S 400 la dhigay duleedka magaalladda Mosko, oo ay horey ugu rakibnaayeen Gantaalladda SAAM.
Waxaana la sheegay in Gantaalladda S 400 loogu talagalay inay difaacaan Hawada magaalladda Mosko iyo Gobalka Wershadaysan ee ku yaalla Bartamaha dalkaasi.
Ujeedada ugu weyn ee Gantaalladaasi loogu rakibay goobahaasi ayaa ah sidii loo ilaalin lahaa Dhismayaasha Dowladda ee muhiimka ah iyo Hay’addaha Milliteriga, Wershadaha iyo Tamarta ee dalkaasi.
Gantaalladda S 400 waxay wax ka duqeyn karaa masaafo dhan 400-KM, iyadoo xawliga Gantaalkaasi daiqiiqadiiba.
©Radio Dalsan