Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hakisay shaqooyinkii ay dalka ka hayeen laba hay’adood oo kala ah Media Ink iyo Perspective Media.
Sababta shaqada looga joojiyay hay’addaha ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay, ka dib markii ay raaci waayeen nidaamka ay Wasaaraddu u dejisay hey’adaha ka shaqeeya warbaahinta ee Ku sugan gudaha dalka.
Hoos ka Akhriso War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta oo ku qoran looga English-ka.