warka oo ka soo baxay xafiiska wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid juaxa ayaa waxa uu kaga hadlay heshiiskii ay ka dhaxwadeen maamulada Galmudug iyo Ahlusna.
dhanka kale wasiirka ayaa Galmudug ka dalbaday in ay dhacdo waqtigii lagu balamay doorashada oo aheed 30-ka bishan
Halkan hoose ka aqriso