Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Hirshabelle, iyo Galmudug, ayaa Taageeray Go’aanka shirka Wadatashiga Garoowe ay ku yeesheen Puntland Iyo Jubbaland, kaddib Shir Qadka enternetka ay ku yeesheen Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha Ka ah Federaalka, Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) Hirshabele Maxamed Cabdi Waare, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, iyagoo bogaadiyay in labadaas Dowlad Goboleed ay ku soo biiraan dhameystirka shirarkii Dhuusamareeb.
Hoos ka aqriso War-murtiyeedka