War Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu soo saaray jadwal kale ee doorashada Madaxweynaha Galmudug.
25 Bishaan ee Octoper ayuu qorshuhu ahaa in ay dhacdo doorashadaas balse Jadwalkaan ayaa tilmaamaya in 15 Bisha soo socota ee November ay doorashada dhici doonto.
Hoos Ka Akhriso Jadwalka Cusub ee doorashada Madaxweynaha Galmudug.