Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa cod u qaadaya imminka Seddex Musharax oo dhamaantood u taagan iney noqdan Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Maamulka Puntland.
Waxa Xilkasi u sharaxan Axmed Cali Hashi, Saciidd Samatar Surad iyo Abdixakiin Mxxamed Axmed.