AfhayeenkaΓΒ Boliska dalkaasi ayaa sheegay in rasaas la huwiyey gaari uu la socday Sarkaal ka tirsan Safaaradda Maraykanka ku leeyihiin dalkaasi, isla markaana ay Boliska ka taageereen Diplomaasigaasi inay u soo gelbiyaan Hoygiisa, kadib, weerarkaasi.
Toogashadda waxay Fiidnimaddii xalay ee xilliga dalkaasiΓΒ ka dhacday Degmadda San Vicente Pacaya ee Koonfurta Guatemala, lamana soo sheegin cid wax ku noqotay weerarkaasi.
Dhinaca kale, Afhayeen u hadlay Safaaradda Maraykanka ayaa xaqiijiyey inuu dhacay weerarkaasi, wuxuuna xusay inay Saraakiisha Maraykanka kala shaqeynayaan Boliska dalkaasi baaritaanka dhacdadaasi.
Γ’β¬ΕWaxay u muuqataa inuusan shilkaasi ku lug lahayn wax Siyaasad ah ama in si toos ah lala maaganaa SafaaraddaΓ’β¬Β ayuu yiri Afhayeenka u hadlay Safaaradda Maraykanka ku leedahay dalka Guatamela oo ku yaalla Bartamaha Qaaradda Laatin Ameerika.