Shirkii jaraa’id ee uu xalay uga qeyb galay Magalada Muqdisho taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya C/Xakiin Daahir Siciid Saacid, wax uu sheegay in ay wax xun tahay in lacag ay bixiyaan Gacasatada Soomaaliyeed islamarkaana ay ku taageeraan l-Shabaab ay tahay dembiweyn oo lagalo.
Wax uu Goobta  ka sheegay in laamaha amniga ee dalka ay diyaar u yihiin cidii awaamiirtan ay soo saareen laamaha amniga Soomaaliya jabisa in ay sharciga hor keeni doonaan.
Janaraalka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka fogaadaan in ay Al-shabaab ku garab siiyaan dhibaateynta ummadda Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.
Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya