Muqdisho(Radio Dalsan):- kulankan gaar ah oo dhaxmaray xubno ka kala socday wasaarada qorsheeynta, maamulka gobolka banadir iyo xubno ka socday midowga yurub ayaa inta badan diirada lagu saaray sidii xafiiska Hormarinta mashaariicda looga furilahaa Muqdisho
xafiiska laxariira hormarinta mashaariica horay midowga yurub waxa ay uga hirgaliyeen xarumaha qaar ee maamul goboleedyada
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Agaasime Kuxugeynka Wasaarada Qorsheenta Ee Xukuumada Soomaaliya