Guddoomiyaha Akadeemiya-gobaleedka Afka Soomaaliga (AGA), Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Toos ah oo uu barqanimadii Talaadadii siiyey Idaacadda Dalsan ee magaalladdan Muqdisho.
Guddoomiye Afrax waxa uu si qoto dheer uga hadlay Taariikhda iyo Hirgelinta Qoraalka Afka Soomaaliga, sida uu ugu baahayo Caalamka iyo khatarta dhinaca Duullaanka iyo Dabar go’a  Luqadaha Caalamka.
Waxaa wareysigaa la yeeshay wariye Abuubakar Maxamed Cali.
Halkan ka dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha (AGA) Dr Maxamed Daahir Afrax: