Xoghayaha Guud ee Warbaahinta Hargeysa Media House, Jamaal Ibraahim Maxamed oo la hadlay Radio Dalsan ayaa si kulul u naqdiyey Tallaabadaasi oo uu xusay inay afduub ku noqonayso Xorriyadda Hadalka iyo Madax-bannaanida Saxaafadda.
Halkan ka dhageyso Wareysigaas oo uu qaaday Abuubakar Maxamed Cali.
Wareysi Jamaal Ibraahim Maxamed Xoghayaha Guud ee ururka Suxufiyiinta Hargeysa Media House