Wararka Aynu Ka Heleyno Magaalada GalKacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Gabi Ahaanba Saaka Aysan Ka Shaqeeneynin Lacagta Shilinka.
Mar Qura Ayaa Saaka Shacabka Reer GaalKacyo Waxa Ay Kusoo Tooseen Iyda Oo Aanan Ganacsatada Qaadaneynin Shilinka Soomaaliga Ama Aanan Looga Iibsan Karin
Maalmihii Lasoo Dhaafay Ayey Ganacsatada Magaalada Kala Saarayeen Lacagaha Jeex-Jeexan, Tan Feylsada Ah Iyo Mida Duugta Ah Si Dirqi Ah Ayeeyna Ku Shaqeenaysay Shilinka Soomaliga
Shacabka Reer GaalKaacyo Ayaa Isu Diyaarinaya Dibad-Baxyo Ay Kaga Cabanayaan Isticmalka Shilinka Soomaliga Oo Ay Gnacsatadu Saaka Ka Biya Diiday In Wax Ay Kaga Iibsadaan.
Wali Wax War Ah Kama Soo Bixin Maamulada Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Aadan Diidista Gnacsatadu Ay Diideen In Wax looga Iibsado Lacagta Shilinka Soomaaliga Ah.
Waxaan Arimahaas Ka Wareesanay Xasan Cabdiraxmaa Fantastic Wariye Ku Sugan Magaalada GaalKacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.
Halkaan Ka Dhageyso Codka.