Xildhibaanada qaar ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa weli ku adkeysanaya in aysan dooneyn in la ansixiyo Golaha wasiirada Maamulka Hir-Shabeelle ee uu dhawaan Magacaabay madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.
Xildhibaan oo ka mid ah Baarlmaanka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in marnaba aysan wadahadala ama gorgortan ka geleyn sababtii ay u diideen Wasiirada iyaga oo fiirinaya Dan Shaqsiyadeed balse ay ilaalinayaan Dastuurka u degsan Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle.
Sikastaba 57 Xubnood oo ay ka kooban yihiin Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed ayaanan weli la ansixin kadib markii Xildhibaanada badankood ay qaadaceen.
Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka.