Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa dalbadan in la horkeeno heshiiskii Magaalad london lagu gaaray ee ahaa dhismaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.
Senoter Cismaan Axmed Macow oo ka mid ah Xubnaha Aqlka sare ayaa Guddoonka Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdilllaahi waxa uu u gudbiyay in heshiiskaas la horkeeno.
Waxa uu sheegy in ay iyagu yihiin matalayaasha Shacabka islamarkaana aysan ka warheyn heshiiskaas,sidaas darteedna ay muhiim tahay in ay ka doodan sida uu hadalka u dhigay.
Hoos Ka Dhageyso Codka XildhibaankaÂ