C/laahi Cabdi Indhooy oo ah gudoomiyaha deegaanka Qod-qod ee gobolka Hiiraan oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in xalad adag oo dhanka nolasha ah ee ka taagan tahay deegaankaas
waxa uu sidoo kale sheegay gudoomiyaha in ee san jir wax gar-gaar ah oo soo gaaray deegaanka Qod-qod
Halkan hoose ka dhageyso codka