madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo hogaaminayo masuulyiin ka tirsan dowlada iyo madaxweynaha Koonfurgalbeed waxa ay maanta booqdeen dagmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.
madaxweyne Farmaajo ayaa qaar kamid ah bulsha Afgooye ka dhageestay tabashooyinka ay qabaan, asagoona balan qaadyo kala duwan u sameeyay shacabka ku dhaqan Afgooye.
Halkan hoose ka dhageyso codka