Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Cabdirashiid Cabdulaah Maxamed oo ka hadlay amaanka Muqdisho iyo dagaal uu ku dhawaaqay madaxweynahaayaa sheegay in loo baahanyahay marka hore ciidan adag oo tababaran, si loogu huuleesto xasilinta amniga Muqdisho.
Wasiirka waxaa uu tilmaamay in sugida amaanka iyo ina laga hortago weerarada Alshabaab ay ku xiran tahay in la helo ciidan tababaran, islamarkaana ka shaqeeyna nabadgalyada.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.