Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo shalay Xubnaha Aqalka Sare horgeeyay Sharciga Isgaarsiinta dalka ayaa sheegay in Sharcigaan la marsiiyay dhamaan wadatashiyadii loo baahnaa.
Waxa uu sheegay in Sharcigaan uu muhiim u yahay dalka,islamarkaana waxa uu ugu baaqay Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya in ay silamid ah Golaha Shacabka u ansixiyaan Sharciga Isagarsiinta dalka.
9,kii Bishaan ayay xubnaha Baarlaamanka federaalka Soomaaliya ansixiyeen Sharciga Isgaarsiinta dalka,waxaana soo dahweeyay Madaxweynha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir Canshuur
Cabdi Canshuur Wasiirka Boostada iyo Isgarsiinta