Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumada Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa bogaadiyey shaqada warbaahinta madaxa banaan, islamarkaan sheegay in door muhiim ah ay ka qaateen wacyi gelinta bulshada.
Wasiirka ayaa xusay ina wasaaradda warfaafinta ay la shaqeyn doonto warbaahinta madax bananaan, islamarkaana ay ku taageeri doonto shaqada ay u hayaan shacabkooda.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.