Afhayeenka Wasaaradda Amniga XFS Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in wasaaradda amniga ay la xisaabtami doonto warbaahinada tabiya codadka iyo qoraalada Al Shabaab, amarkaas oo soo shaqeenyay dooladaii tan ka horeesay ee Xasan Sheekh Maxamuud.
Afhayeenka ayaa shwwgay in Al Shabaab Cadow Ay ku yihiin jiritanka umdda soomaaliyeed isla markaana aan la buun-buunin wararka ay kusoo qoran barahooda Bulshada, Si amrkaas uu unoqdo mid hir-gala ayuu sheegy in ay tahay in Madaxda Warbaahinada iyo wariyaashuba ay taxadar dheerad ah muujiyaan.
Warbaahino fara badan iyo wariyaal intuba waa loo xeray baahinta wararka ku qotoma Al Shabaab Xukuumadii tan ka horeesay, iyada oo ka mamnuucday Warbaahinada ku Afka Soomaaliga baahinta codadka Masuuliyiinta Al Shabaab.
Halkaan Ka Dhagayso Codka Afhayeenka Wasaaradda Amniga XFS Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan.
Audio Player