Dhageystayaasha Radio Dalsan ee ku nool Daafaha Caalamka waxaan u soo gudbineynaa Warka Duhur ee Idaacadda Dalsan Xarunta Muqdisho.
Waa Duhur Talaado ah Warka waxaa soo jeedin doona Wariyayaasheena kala ah Fardowso Sahal iyo Abuukar Dayax.
Warka waxaa farsameynayay Maxamed Xuseen Xusni.