cadaado(Radio Dalsan):- Gudoomiyaha gudiga doorahada Galmudug Maxamed Saciid xasan oo lahadlay Idaacada Dalsan ayaa ku dhawaaqay in dib  loo dhiagay waqtii larabay in ay dhacdo doorashada madaxweynaha galamudug
wixii kadanbeeyay xilka qaadiska ay ku sameeyeen xildhibaano ka tirsan Galmudug madaxweynaha maamulkaasi C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa lagu madalsanaa in 19-02-2017 oo ah maalinta barita ah dhacdo doorashada madaxweynaha laakiin gudiga ayaa ku dhawaaqay in arinkaas dib loo dhigay
Halkan Hoose ka Dhageyso Codka