Maamulka Ahlusuna ee Gobolada Koonfureed ayaa sheegay in uu bilaawday wadahadalo u dhaxeeya Maamulkooda iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.
Xogheyaha Gaashaandhiga Gobolada Koonfur ee Ahlusuna Wal-Jamacaaca Sheekh Xuseen Isxaaq Mursal Geesa-dheere oo wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan Xaruntiisa Muqdisho ayaa hadalkaan ka dhawaajiyay.
Hadaba waxa uu sharaxayaa halka ay iminka ka socdaan wadahadaladaas iyo halka ay wax marayaan.