Taliyaha qeybta Booliiska ee magaalada Gaalkacyo ee goboka Mudug oo shir jiraa’iid ku qabtay magaalada ayaa ka hadlay howlgallo lagu soo qabatay waxyaabaha maanka dooriya gaadiid lagu weday iyo dadkii ka ganacsanayay.
Waxa ay uu sheegay in wixii xiligaan ka dambeeya aan la qabali Karin in shaqsiyaad ay waxyaabo aan deegaanka u haboonayn ay soo geliyaan,isaga oo sheegay in Khamri fara badan ay qabteen.
Ugu dambeyntii waxa uu tilmaamay in gaadiidka leh muraayadaha Madow ama beensalka lagu soo qariyo maandooriyaha lana mamnuucay gaadiid muraayadihiisu ay madowyihiin in uu ku socdo gudaha magaalada.
Halkan Ka Dhageyso Codka Â