Wararka aan ka heleyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in guud ahaan Maanta Goobihii Ganacsi ee Magaaladaas ay xiran yihiin.
Dadweyne farabadan oo ka banaanbaxaya weerarkii shalay aroortii hore lagu dilay 10 ruux ee ka dhacady duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Dadweynahaan ayaa sakay gebi ahaanba xiray wadooyinka qaar ee Afgooye Goobihii Ganacsiga iyo waxbarashada intaba sida uu ku soo waramayo Wariyaheena Maxamed Cusmaan Ma’da.
Hoos Ka Dhageyso Warbixin uu Afgooye ka soo diray Maxamed Cusmaan Ma’da iyo sawirrada
Sawir qaade Maxamed Cusmaan Ma’da Afgooye