In ka badan 15 Xubnood oo ka mid ah Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland oo ku shireay Magaalada hargeysa ayaa waxa ay ka hadleen dhibaatada lagu hayo Shacabka Musliminta Rohingya  ee ku nool dalka Myanmar
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye oo ka mid ah Golaha Wakiilada Soomaaliland ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin falalka arxandarada ah ee ciidamada wadanka Myanmar.
Xildhibaanka ayaa sheegay in ay Soomaaliland u diri doonto dalkaas in ka badan 5,000 oo Askari si ay u difaacaan Muslimiinta Rohingaha.
Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye