Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka qeyb galaya shirka Madaxda Qaranka iyo kuwa Dowlad goboleedyada ee ka socda Xaranta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa hadalkaan sheegay.
Shariifka waxa uu sheegay in dhamaan dalka uu yahay mid dhanka dhulka ay ka maamulaan Al-Shabaab oo ay iyaga  si amni ah  ku mari Karin,isaga oo tusaalo u soo qaatay in Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo ay tahay mid xiran.
“Xaqiiqdii xiligaan waxaa loo baahan yhay in laga fikiro sidii loo furi lahaa Wadooyinka xiran,anaga maxaan ahaaneynaa in aan Hawada Maamulno iyagana ay dhulka maamulaan ayuu yiri Shariif Xasanâ€
Hoos Ka Dhgeyso Codka Shariif Xasan