Madaxweynaha maamulka  Koofur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu magacaabayo ra’isul Wasaare uu yeelanayo maamulkaasi, taasoo noqoneysa mid ku cusub maamul goboleedyada ka jira dalka
Shariif Xasan ayaa xusay in marka la ansixiyo golaha wasiirada Xukuumadda cusub uu soo magacaabi doono Ra’isul Wasaare kala wada howsha maamulkiisa.
Halkaan hoos eka dhageyso Codka