Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in muhiimada koowaad ee Maamulka Koonfur Galbeed uu yahay amniga taas na lga doonayo in Bulshada ay qeyb ka noqdaan.
Waxa uu sheegay in Ciidanka amniga iyo Bulsahda lg doonayo in ay wada Shaqeeyaan si deegaanada Koonfur Galbeed ay amni u noqdan.
Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Ciidamada in si wanaagsan ula dhaqmaan ciidamada,si ay Shacabka ugu kalsoonaadaan.
Hadalkaan ayaa Shariif Xasan uu ka sheegay munaasabad uu tababar ugu furayay Ciidamo loogu talo galay in ay ka qeyb qataan amniga deegaanada Maamulkaas.
Hoos Ka Dhageyso Codka Shariif Xasan
Â