Kadib weerarkii ay wadajira u fuliyeen ciidamo isugu jiray Soomaali iyo Mareykan oo 24 bishaanka dhacay deegaanka Bariire,isla markaana dad Shacab ah ay ku dhinteen ayaa waxaa Warar kala duwan oo ka soo baxay masuuliyiin ka tirsan dowladda qaarkood ay sheegeen in dadka la dilay ay Al-Shabaab ahaayeen taas oo xiisad abuurtay.
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Warqad ka soo baxday waxaa lagu amray Golaha Wasiirada in aysan Baraha Bulshada iyo waliba warbaahinta aysan marsiin Xafiiska Ra’i isul Wasaaraha Soomaaliya.
Hadaba Idaacadda Dalsan oo ka duuleysa Warqada lagu amrayay golaha Wasiirada ayaa waxa ay dareenkooda weeydiisay qaar ka mid ah bulshada ku nol Gobolkaan Banaadir.
Hoos Ka Dhageyso Codka qaar ka mid ah Bulshada Gobolka Banaadir