Iyadoo Maanta si iskumid ah looga Wada Soomay guud ahaan Gobolada Soomaaliya ayaa waxaa arintaasi ka hadlay qaar kamid ah Shacabka Kunool Magaalada muqdisho.
Qaar kamid ah Shacabka muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in guud ahaan Shacabka Somaaliyeed ay siwadjir ah mar qura uwada Soomaan,maadaama horay loo ogaa in mararka qaar aan leysku raacin Bisha Ramadaan.
Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay si wanagsan uga faa’iideysan doonaan Bisha Ramadaan waxa ayna alle uga baryeen in Sanadkaan Sanadkiisa xiga uu Eebe Nabad iyo Barwaawo ku gaarsiiyo.
Hoos Ka Dhageyso Codka