Ra’isul wasaaraha Cusub ee xukuumada Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in dalka uu u baahayahay dib u dhis iyo hormar, si looga shaqeeyana loo baahanyahay in shacbka iyo dowladda ay iska kaa shadaan dhismaha Dalka.
Ra’isul wasaare Kheyre waxaa uu ugu baaqay Shacabka inay ka qeyb-qaataan dhismaha iyo dadaalada lagu hormarinayo dalka, oo uu ballan qaaday in xukuumadiisu ay wax badan ka qaban doonto arinta dib u dhiska dalka, si loo soo celiyo qurxdii iyo wanaagii uu lahaa Dalkeena.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka