Waxaa hoosu dhac laga dareemayaa qeybaha kala duwan ee malaayga suuqyada magaalada Muqdisho, iyadoo Ganacstada kaluunka ay u sababeeyeen, xilliga kuleelaha ee lagu jiro.
Wariyaha Radio Dalsan Cabdinaasir Socdaal ayaa tagay suuuqa malaayga degmada Xamar-weyne, waxaana uu la hadlay qaar ka mid ah Ganacsatada oo uu wax ka weydiiyey isbedelka ku yimid kaluunka.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.