Mareykanka(Radio Dalsan):- Qareen Dr C/waaxid c/laahi Warsame oo kamid ah sharciyaqaanada ka howlgala xafiiska qareenada gobolka Ohio ee dalka Mareykanka oo u’waramay Radio Dalsan ayaa kahadlay arimo badan oo ay kamid yihiin Siyaadaha laxariira isbadalka dalka, Amniga, dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga
Halkan Hoose Ka Dhageyso Hadalkiisa oo Dhameystiran