qaar kamid ah wasiirada oo maanta ka hadlay kulan lagu taageerayay golaha wasiirada ayaa waxa ay baaq u direen xildhibaanada baarlamanka oo ay ku codanayeen in la’meel mariyo ee san ka hor imaan xildhibaanada baarlamanka.
xuabnaha goobta ka hadlay ayaa waxaa kamid ahaa wasiirka magacaaban ee war faafinta Soomaaliya C/raxmaan Yarisow iyo wasiirka Amniga magacaaban Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale kuwaa oo si isku mid ah baaq u jeediyay.
Halkan hoose ka dhageyso codka