Maamulka Puntland ayaa ka hadlay arrimaha Dekedda ee magaalada Boosaaso oo uu dhawaan maamulka howlaha Dekedda heshiis kala galay shirkad laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta oo hormarin u sameyn doonta Dekedaasi
Wasiirka Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo hormarinta reer miiga ee Puntland Axmed Cali Cismaan Karaash ayaa sheegay in Dekedda Boosaaso ay ka mid noqon doonto dekedaha waa weyn ee caalamiga, islamarkaana tilmaamay inay rajo ka qabaan mustqabalka dhow inay hormarto dekedaasi.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.