Nabadoon Maxamed Xassan Xaad oo la hadlay Radio Dalsan ayaa ka digay khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhexgala golaha wasiirada cusub ee magacaaban, waxaa uu sheegay inuu waxba soo kordhin khilaaf ee loo baahanyahay inay wada shaqeeyaan golaha wasiirada.
Xaad waxaa uu ugu baaqay xildhibaanada golaha shacbka inay codka siiyaan xukuumada cusub oo uu soo dhisay ra’isul wasaare Kheyre, islamarkaana ay fiiriyaan danaha shacabka.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.