Qaar kamid ah xoogsatada ka shaqeysata kaawo ku taala degmada Kaaran ayaa cabasho ka muujiyay gudoomiyihii degmada Balcad Cisman Xaadoole.
Waxa ay Dalsan u sheegen in ciidamo uu watay Cismaan Xaadole iney halkasi ka ceyriyen dadkii xoogsatada ahaa.
Bashiir Maxamed Caroone oo oo dadkasi kamid ah ayaa Dalsan uga warbixiyay sida ay wax u dhaceen.